Taha Inspires

  • Trustfeed ratings Icon
  • Trustfeed ratings Icon
  • Trustfeed ratings Icon
  • Trustfeed ratings Icon
  • Trustfeed ratings Icon

Etimesğut, Turkey

tahainspires.com
Civic & Social Organization

Taha Inspires Reviews | Rating 3 out of 5 stars (5 reviews)

Taha Inspires is rated 3 out of 5 in the category civic & social organization. Read and write reviews about Taha Inspires. Tahainspires waa sharikad kuhowlan arimaha hogaanka iyo latalinta iyo hormarinta kartida maanka aadanaha, ayadoo umareysaa qaab casiriyeysan oo ah adeegyo latalineed iyo tawabaro heer caalami ah oo lasiinayo macaamiisha, sharikadaha kuwooda dowliga ah iyo kuwooda gaarka loo leeyahayba. Sharikada Tahainspires waxey bixisaa adeegyo sida hab maamulka, hogaaminta, iyo hormarinta adeegyada ururada sida xirfadaha dadka iyo xirfadaha farsamadeed. Sharikada Tahainspires waxey idin heysaa adeegyo xirfadeed oo isugu jira tababaro iyo latalin xirfadeed oo lasiinaya dhamaan shakhsiyaadka iyo sharikadaha kala duwan. Hadafkeena waa soo saarista kartida aadanaha, tababarida shaqaalaha sharikadaha, diyaarinta shaqsi hogaamineed si loo helo bulsho isaga filan dhinac kasta. Sharikada Tahainspires waxaa diyaar u ah khubaro kasoo kala jeeda daafaha dunida kuwaas oo kuugu adeegaya sihufan. Baaxadda ganacsigaada meel kasta hala ekaadee Shirkadeena waxay diyaar utahay in dowr kuyeelato kobaca shirkadaada. Sharikaddu waxay ku suura gelineysa inuu guuleysto araktida ganacsigaada iyo horumarinta naftaadaba. ------------------------------------ Tahainspires is company which is committed to the development of human potential by providing consulting services and highly customized training solutions for our clients of all sectors in the world. At Tahainspires, we offer a unique range of management, leadership and organizational development services focused on the development of all personal, interpersonal and technical skills. Tahainspires offers a full range of professional services, both in training and consulting. Whether it is for public or private sectors, our services include a pool of human resource, staff training, leadership programs and Seminar arrangements. With our highly qualified experts from the four directions of the world, our services are exceptional and achieve excellent results in the various sectors with which we deal.

Address

Eskisehir Yolu

Company size

1-10 employees

Headquarters

Etimesğut, Ankara

Open hours

...
There is no reviews yet about Taha Inspires, be the first to write a review and give your rating to Taha Inspires
Write review Claim Profile